Diyaaraddii rakaabka ahayd ee aay lahayd Itoobiya taasoo saakay ku burburtay magaalada Addis Ababa daqiiqada kaddib markii aay ka kicintay garoonka Pole International kuna wajahneyd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay jinsiyadaha rakaabkii saarnaa diyaaradda oo diradooda ahayd 157 qof.
Jinsiyadaha ay kala wateen dadkii ku dhintay diyaaradda Itoobiyanka ee maanta dhacday ayaa waxaa aay kala yihiin sida hoos ku qoran.
32 Kenyan ah
18 Reer Canada ah
9 Itoobiyaan ah
8 Shiinees ah
8 Talyaani ah
8 Ameerikaan
7 Faransiis
7 Ingiriis
6 Masaari
5 Jarmal ah
1 baasaboor – Qaramada Midoobay watay
4 Hindi ah
4 Slovakia
3 Australia
3 Ruush
3 Sweden
2 Spain
2 Poland
1 Indonesia
1 Ireland
1 Rwanda
1 Sucuudi
1 Somalia
1 Serbia
1 Nepal
1 Nigeria
2 Morokaan
2 Israaiiliyiin
1 Biljim
1 Ugandhiis
1 Yemeni
1 Sudaniis
1 Togo
1 Muzambiik
1 Norway.