James Swan oo gaaray Hargeysa

Reading Time: < 1 minute

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa shalay gelinkii dambe gaaray gudaha magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Safarkq Swan iyo wafdigiisa ayaa waxa uu ki soo aadayaa iyada oo xaalada siyaasadeed ee u dhaxeeysa Soomaaliya iyo Somaliland ay mareeyso meel aad u xun.

Wafdiga  ayaa la filayaa in uu maanta kulamo kala duwan la qaadanaya Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo xukuumadiisa.

Sida ay sheegayaan dad ku dhaw James Swan Kulamadan ayaa intooda badan looga hadli doonaa arrimaha doorashada maamulkaasi iyo wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland.