Itoobiya oo ceelal shidaal oo cusub  ka qodi doonta deegaanka Soomaalida

Reading Time: < 1 minute

Agaasime Ketsela Tadese oo isagoo la hadlayey Wakaalladda Wararka Etthiopia News Agency (ENA) waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay talaabooyin dheer si loo dhamaystiro ka hor inta aan la gelin hawlaha wax soo saarka ee shidaalka Ethiopia.Ketsela Tadese waxa uu xusay in qodista boqolaal ceelal shidaal oo dheeraad ah ay muhiim u yihiin horumarinta tasiilaadka adeegyada asaasiga si loo horumariyo sahminta khayraadka.

Dowlada Itoobiya ayaa horaantii sanadkaan bilaawday dhoofinta shidaalka taas oo ay ka rajaynayo in dhaqaale badan ka soo galo dowlada dhere.