Ismaaciil Cumar Geelle Muxuu ka yiri isdhex-galka Dalalka Gobolka!!

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareeysi uu siiyay laanta Af-soomaaliga ee BBC-da waxaa uu ku sheegay arrimo dhowr oo ay ugu horeeysay arinta isdhexgalka dalalka geeska Afrika.

Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa uu sheegay in dadaaladaasi ay dhalin karaan labada dhinac midkood kuwaasi oo kala ah guul iyo fashil midkoodna laga filan karo.

Sidoo kale waxaa uu carabka ku adkeeyay in tabashadooda xalinteeda ay tahay kaalinka ugu weeyn ee ugu horeeysa

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!