Isbuucaan: 13-qarax iyo ku dhawaad 45 ruux oo dhimasho ah  Kaliya dadaalka dowladu waa Tacsi (wasiirka amniga aaway?)

Reading Time: < 1 minute

Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho Todobaadkii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay qaraxyo kor u dhaafaya ilaa 13 kuwaasi oo dhaliyay qasaaro kala duwan oo iskugu jiro dhimasho iyo dhaawac,waxaana xiran wadooyinka caasimada oo idil.

Qaraxyada Ismiidaaminta! Kuwa Gawaarida Lagu Dhajiyo Miinooyinka Dhulka Lagu Aaso!
Dhammaantood,Todobaadkaan Dabayaaqada Ah Ayeey 13 Jeer Marti Galisay Muqdisho Marar Kala Duwan.Ku Darso Todobaadku Waa 7 Maalmood

Waana Todobaadkii Abid Xamar Ugu Yaraan Maalinkasta Ay Dad Muhiima Ku Weyso Aanfooyinkaas,waxaana dhimashu ay gaartay in ka badan 45-ruux oo dhimasho

Wasiirka Amniga Garsoore Ayuu Ka Yahay Maydka Iyo Dhaawaca Caasimadda,sida ay qabaan dadka reer Muqdisho

Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa ay u ektahay mid aan dan ka laheeyn Umadda maalin walbo la xasuuqaayo.