Wararka ka imanaya Gobolka Shabeelaha Hoose aya shegaya in Isbaaroyin Cusub laso dhigay deegano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gaadiidleyda isticmaala Waddooytinka gobolkaasi ayaa ka cabanaya dhibaatooyinkaasi waxa ayna shegayn in arinkaasi uu soo laablaabtay oo an waxba laga qaban.
Mid ka mid ah Darawaladaasi ayaa sheegay in deegaanada Koonfur Galbeed ay ku gaaraan lacag dhan 15 illaa 20 Milyan oo Shilinka Soomaali ah.
Waxaana uu ugu baaqay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya in ay soo fara galiyaan arrintooda.
Inta badan Wadooyinka Xiriiriya Gobolada Dalka waxa jidgooyoyin so dhigta kooxo burcad ah oo dadka dhaca iyo Ciidamo ka tirsan dowlada