Inta badan waxaa maanta xiraran Wadooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaalia waxaana wadooyinka Magaalada lasoo dhoobay Ciidamo aad u farabadan oo sugaya Amniga Magaalada.
sababta loo xiray wadooyinka Muqdisho ayaa waxa ay tahay Madaxda Dalka ugu saraysa ayaa waxaa lagu wadaa in ay kaqayb halaan 79 sanad guuradii kasoo wareegatay markii la aasaasay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Dadka ayaa maanta lugtooda malaalaya waxa ayna lug Maanta ay Shacabku kutegayaan Gooboha ay doonaan.