In ku dhaw 100 Xildhibaanada cusub oo maanta Muqdisho ka dhooftay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho tiro Xidlhibaanada cusub oo ku dhaw 100 kuwaas oo safaro kala duwan uga aaday dalalka dariska iyo Turkiga.

Xildhibaanadaan ayaa qaatay fasax iyaga u gaar ah oo ayan jirin cid u fasaxday. Waxa ayna fasax u aadeen in ay la soo ciidaan caruutooda iyo eheladoodaba.

Safarka Xildhibaanada ayaa dib u dhigaya howlaha Doorashada madaxweynaha. Doorashada madaxweynaha ayaa lagu wadaa in qabsoonto Bartamaha ama dabayaaqada bisha maajo