In ka badan 4 Kaniisadood ayaa lagu gubay magalaada Qalito ee dalka Itoobiya

Kacdoonka shacabka Itoobiya iyo degaalada udhaxeeya qowmiyadaha degan dalka Itoobiya oo ka siidaraya maalinba maalinta ka danbeeysa. Wararka ka imaanaya  magalaada Qalito oo katirsan gobolka Halaba ayaa sheegaya in dhibaatooyin dhashay kadib markii la gubay 4 Kaniisadood.

Gudoomiyaha Gobolka Halaba wuxuu sheegay in dhibaatada magaalada Qalito lagu waxyeeleyay ama dhibaato soo gaartay 4 Kaniisadood oo Bortistant ah (Protestant Church)

Kuxigeenka Madaxa Xafiiska Maxamad Buur wuxuu sheegay inay dhibaatadu ka dhalatay warar khaldan oo sheegay in la weerary Masaajidyo ku yaala aagga Duramee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here