Imisa musharax ayaa usoo gudubtay Wareegga 2-aad ee doorashada Puntland

Reading Time: < 1 minute

Doorasho aad loogu loolamaya ayaa ka soconeeyso Magaalada garoowe ee xarunta maamulka puntland taasi oo ay u taagan yihiin musharaxiin aad u badan.

musharaxiinta wareegga Koowaad usoo gudbiy ayaa waxaa ay kala yihiin

Saciid C/laahi deni

Asad Diyaano

Faarax cali shire

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!