Imisa Jaran-jaro ayuu soo Maray Mooshinkii Fashil-may Ee Gudoomiye Jawaari??

Reading Time: < 1 minute

Mooshinku Waxaa uu Asalkiisi Hore ka yimid Qatar,oo ka cabsi qabto in Hadii Mashaariicda aan Sharci Aheeyn ay dalka ka Fuliso la Cirdeeyo!!

Maxaa Yeelay waxaa ay daneeyneeysaa Mashaariic si xatooyo ah loogu saxiixo in ay Fuliso, Hadii Gudoomiye Jawaari laga Guuleeysan Lahaa waxaa ay Qatar Xooga saari laheed sidii uu kusoo bixi lahaa shaqsi ay iyadu wadato?

Fahad yaasiin ayeey Qatar usoo Wakiilatay,Waxuuna ku qanciyay Arinkaasi farmaajo, Madaxweyne Farmaajo oo daaha hoostiisa Isku Qarinaya ayaa Kheeyre Abaabulka Mooshinka U Xil-saaray??

Wajiyo badan ayu so maray mooshinka Gudoomiye Jawaari waxana Mooshinkaasi qorshihiisu uu aha in la gaarsiiyo ilaa gacmaha fooda la is daro oo Xildhibaanada is dagaalaan.

Kheeyre waa uu ku fashilmay Talaabadaasi waxaana si weeyn uga carooday Fahad yaasiin Hada waxaa loosoo jeesan doonaa Kheeyre,waxeeyna u badan tahay in Xilka laga Xayuubiyo,islamarkaana mooshin laga Gudbiyo.

Talo Madaxweyne Iscasil oo Sharaftaada Dhowro,ama Naga Hor-wareeji Kheeyre iyo Fahad yaasiin si dalkaan loo Badbaadiyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA