Ictisaam oo ku guuleysatay in Shabab ku xirnaa Hargeysa xabsiga laga sii daayo

Reading Time: < 1 minute

Shir dhawaan aay ku yeesheen magaalada Hargeysa kooxda Ictisaam laguna heshiisiinayay kooxda Shabab iyo Icitisaam ayaa waxay ugu danbeyntii ku guuleysteen Ictisaam in aay ku qanciyaan hoggaanka Somaliland in xabsiga laga sii daayo shan sarkaal oo ka tirsan kooxda Shabab oo ku jiray xabsiyada Somaliland.

Maxaabiista Shababka ah ee la sii daayay ayaa kala ah: Abduraxman Indho Cadde, Jamac Kutiye, Daud Salax, Idle Cusmaan Yusuf, iyo Abdullahi Maxamuud Yusuf.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!