Xiisad dagaaal oo udhaxeeysa laba maleeshiyo beeleed aya kataagan deegaanka banyaaleey ee gobolka Hiiraan.
Sidoo kale wararka an ka heleyno dagaanka Banyaaleey ee gobolka Hiiraan aya sheegaya in aay isu hub aruursanaayaan saaki labada dhinac ee kuwada sugan deegaankaasi sida aay inoo xaqiijiyeen dadka shacabka ah ee ku sugan degaankaasi.
Degaanka Ban yaayeel ee gobolka hiiraan ayaa waxaa kusoo laalaabtay dagaalo udhaxeeya laba maleeshiye beeleed oo wada daga degaanka Banyaaley kuwaas oo maamulka gobolka hiiraan wali wax ka qaban.