fbpx
Home News Howlgal laga sameeyay degmooyinka gobolka Banaadir

Howlgal laga sameeyay degmooyinka gobolka Banaadir

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaam xalay ay howlgallo baaritaan ah ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada howl-Wadaag ee gobolkan Banaadir.

Howlgalkaas oo ay fulinayeen Ciidamada Taliska Booliska Waliyow Cadde ayaa waxaa lag sameeyey Xaafado dhowr ah oo ku yaalla degmada Howl-Wadaag,waxaana ciidamada qaarkood ay baarayeen guryaha ay dadka Shacabka ah degan yihiim.

Saraakiil dhinaca amaanka ah ayaa Risaala waxa ay u sheegen in hwolaglka lagu soo qabqabtay dad u badan dhalinyaro oo qaarkood la tuhmayo halka qaarkood lasiidaayey.

Howlgalka xalay laga sameeyey Xaafado ka tirsan degmada Howl-Wadaag ayaa daba socda howlgallo ciidamada Booliska todobaadyadii la soo dhaafay ay ka sameeynayeen degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir iyo duleedka Muqdisho

Advertisements
error: Nabad & Nolol
%d bloggers like this: