Hogaamiyaha Xisbigga Wadajir oo Wareeysi Kulul Bixiyay Muranka Kenya Iyo Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame oo ah mucaarad siweyn kaga soo horjeeda dowlada yaa wareysi uu siiyay Tv-ga Universal waxa u sicad kaga hadlay khilaafka culus ee soo kala dhex galay dowlada Kenya iyo Somalia waxana uu shaaca ka qaaday arimo aan laga filaneyn.

Abdirahman Abdishakur ayaa sheegay inuu marnaba ka baaqsan doonin difaaca qaramkiisa isla markaana dowlada madaxweyne farmaajo u ku taagerayo go’aankii dhawaan ay kasoo saartay war-saxaafadeedkii Kenya, muhiimna ay tahay inuu qof kasta garab istaago qaranka somalia.

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayuu sheegay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir  in looga baahan yahay deganaan iyo qanaaco shacab

https://youtu.be/e0ep5tOGHjM

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!