Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Weerar culus ku qaaday Xasan sheekh iyo Sheekh Shaiif&Fahada Yaasiin

Reading Time: < 1 minute

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kusugan Dalka dibadiisa ayaa waxa uu Weerarkii ugu cuslaa abid ku qaaday Madasha Xisbiyada Qaran oo ay horkacayaan Shariif iyo Xasan Sheekh Hogaamiyaha ayaa waxa uu xusay in aysan Madaxda Madasha Xisbiydu aysan ka shaqeeynanin Masalaxada Umada Soomaaliyeed oo ayna ka shaqaynayaan dana gaar ah oo ay ayagu wataan.

Kulankii dhexmaray Madaxda Madsha iyo  Farmaajo ayuu sheeshay in uu Abaabulkiisa lahaa Taliyaha NISA Fahada Yaasiin waxa uu ayan daro kutilmaamay in la siyaasadeeyo oo Siyaasad loo isticmaalo Ciidanka qaranka oo Dalka iyoDadka sicaada ah ugu adeegi lahaa.

Hogaamiyaha Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa hadalkaa kajeediyay Dalka Jarmalka kadib Xaflad halkaa loogu sameeyay waxaana xusid mudun Xisbiga Wadjir in uu qaadacay Madaxda Madasha Xisbiyada oo lakulmay Madxweyne  Farmaajo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!