Hogaamiyaha Jubaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo kadib Safariisii Kenya

Reading Time: < 1 minute

Maadaxweynaha Maamulka Jubaland Axmad maxamed islaam Axmed Madoobe ayaa waxa uu dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubaland.

Soo dhaweynta Axmed Madoobe ayaa waxaa isugu soo baxay Shacab badan waxaana siweyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo waxaana Shacabku luxayeen Caleemo qoyan oo Madaxweynaha ay  kusoo dhaweynayeen.

Axmed Madoobe ayaa Maamlmihii lasoo dhaafay waxa uu ku sugnaa Dalka Kenya halkaa oo uu kulamo kala duwan kulasoo qaatay Madax kala duwan waxaana kamid ah Dadkii uu halkaa kula kulmay Sheekh Shariif Sheekha Axmed Hogaamiyaha Madaxsha Xisbiyada Qaran.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!