Hirshabelle oo shaacisay qabashada doorashada 11 Kursi

Reading Time: < 1 minute

Guddiga doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay 11 kursi ee taalay Jowhar.

Xildhibaanada hadda ku fadhiya kuraasta ayaa kala ah.

1. HOP#005. Maxamed Cumar Ceymooy
2. HOP#024. Cabdulqaadir Caraboow
3. HOP#033. Yuusuf Ibrahim Afrax
4. HOP#052. Farxiyo Maxamud Dhaqane
5. HOP#070. Aadan Cali Xasan
6. HOP#088. Dahabo Suusow Maxamuud
7. HOP#097. Khadiijo mohamed Diiriye
8. HOP#098. Maxamud Maxamed Jimcaale
9. HOP#106. Muno Xasan Maxamed
10. HOP#115. Cali Maxamed Cumar
11. HOP#140. Cabdulqaadir Cosoble Cali

Magaalada Beledweyne ayaa sidoo kale  waxaa taalo iyana 11 Kursi oo aan wali la shaacin.