Hirshabeelle Oo Soosaartay War Ka Careysiiyay Madaxda Maamul Goboleedyada

Reading Time: < 1 minute

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka.

War kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in maamulada qaarkood ay gaaraan Go’aan hirshabeelle oo aan ogeyn.

“dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay ka soo horjeestaa wax kasta oo baal marsan hadafkii loo aas aasay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!