Hirshabeelle oo maanta qaban doonta doorashada Saddex kursi

Reading Time: < 1 minute

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa maanta lagu waddaa in uu qabto doorashada Saddex kursi oo degaan doorashoodu ay tahay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Kuraasta maanta la qaban doono waxaa ka mid ah kursiga hop 135 oo ahaa kursigii ay ku fadhin jirtay alle ha naxariistee Aamino Maxamed Cabdi.

Ammaanka magaalada Jowhar ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana sida ku cad  jadwalkii horay guddiga ay u soo saareen maanta la qaban doona doorashada saddex kursi oo kala ah:

  • HOP#135
    HOP#141
  • HOP#146