Heerka Wada Shaqeyn ee Ciidanka Qaranka Qeybihisa Kala Duwan oo Liidata+Kala Shakiga Ciidanka oo Si Kordhaya

Reading Time: < 1 minute

Iyado manta dagaal uu ku dhex maray gudaha magaalada Muqdisho Ciidamo ka kala tirsan Dowlada Soomaaliya aya waxa arintaasi ay noqotay mid dad badan eey halis ka muujyan dagaalada nuucan ah.

Ciidamada dagaalamay aya kala aha ciidamo Nabad sugida iyo kuwa Imaaradka ey tababaren ee qeybta ka ah cidanka suga amanka casimada.

Hal iyo Laba midna ma ahan dagaalada dhex mara ciidanka dowlada dhexdooda welina ma dhicin qorsho wax ku ool ah arimahasi wax loga qabtay

Arrinta in ay isku dhacaan ciidamo meelo kala duwan cka amar-qaata oo ka wada tirsan dowladda ayaa noqoday kuwa soo noq-noqda, arrintaas oo caadi ka noqotay meelo badan oo dalka ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!