Musuq maasuqa iyo Wax isdaba-Marin Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya ayaa waxaa uu Gaaray Meeshii ugu Xumaa Waxaana taas ay Sababtay in Dowladda Mareeykanka ay Jarto Taakuleeyntii Ciidamadda Xoogga Dalka.
Waaxaa halkaan ka cad arrinkii ay muddaba Muqdisho Online ifineysay oo ahaa inuu Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday dawladda Mareykaanka in la joojiyo dhaqaalaha kabka ah ee ciidanka xoogga dalka Somaliyeed. Laakiin maxaa loo joojiyey mushaarooyinka masa la sixi karinoo haddii khalad jiro iyadoo aan caruurta ciidanka cunaha la qaban. MO waxay dabagali doontaa cidda bixisa mushaaharka ciidanka iyo ujeedada dhabta ah ee uu Farmaajo u joojiyey.
Fashilka iyo ceeb ay kasbadeen Kooxda Qiyaano Qaran Ee Xukumadda R/wasaare Xassan Cali kheeyre ayaa Cirka isku shareertay.
Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Laga Doonayaa in ay ka dhiidhiyaan Arimahaan Fashilka ku ah Jiritaankeeyna