Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda oo agaasime cusub loo magacaabay

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Cali Doodishe ayaa wareego uu soo saaray wax uu Axmed Siciid Maxamed u Magacaabay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Dhawaan ayaa ay ahayd markii dacwad lagu soo oogay agaasimayashii hore ee hay’adda ka dib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta musuqa.