Reading Time: < 1 minute

Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Haweeeney dishay gabar yar oo Shaqaale ama Jaariyad uga aheyd Guriga Haweeneydaasi.

Wali lama Xaqiijinin Sababta rasmiga ee ka dambeysay dilka Gabadhaasi yar, balse waxaa loo badinayaa inuu ka dhashay dilkeeda Muran dhanka Shaqada Guriga ama labadooda soo kala dhax galay.

Barasha Bulshada ku kulanto ayaa waxaa qabsaday Hadal heynta Dilka Gabadhaasi yareed oo da’a ahaan lagu qiyaasay 14 Sano jir ilaa 15 Jir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here