Hantidhowrka Guud oo Soo Saaray Musuqmaasuq Maaliyadeed. Halkan ka akhriso

Warbixintan waxaa ku cad natiijooyinka baarista ugu muhiimsan ee uu sameeyey Hantidhowraha guud taasoo muujineysa inaan loo hogaansamin sharciga marka loo eego dakhli la arruuriyay oo la isticmaalay iyadoo aan la waafajin sharciga, dabacsanaan hubinta gudaha (internal controls weakness), qaar ka mid ah koontooyinka Dowladda Fedralka oo aan qeyb ka ahayn warbixinta maaliyadda, maqnaashaha in hay’ad walba ee Dowladda Federalka ka mid ah diyaariso xisaab xirkeeda sannadlaha, una soo gudbiso hay’adaha ku shaqada leh.

Halkan akhriso

warbixinta-baarista-maaliyadda-Dowladda-Federaalka-Soomaaliya-ee-sannad-maaliyadeedka-dhammaaday-31-December-2018

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here