Hantidhawrka Guud oo xeerilaalinta qaranka ku wareejiyay macluumaad ku saabsan markab dhuxul siday

Reading Time: < 1 minute

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud macluumaadka baaris uu ku sameeyay kiis la xiriiray markab dhuxul sida oo lagu xannibay Saldanada Cumaan.