Hanti dhowrka “Waxaan ka war helnay in Hay’addaha Dowladda qaar galayaan heshiisyo ku kacaya Malaayiin Dollar

Reading Time: < 1 minute

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hantidhawrka ayaa lagu sheegay in uu ka war helay qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda billaabeen hannaan ay ku galayaan heshiisyo ay ku baxayso malaayiin doollar.

Hanti dhowrka ayaa adkeeyay joojinta heshiisyada waa wayn ee ay Hay’adaha Dowladdu galayaan inta laga ansixinayo Xukuumad rasmi ah.

Hoos ka akhriso