Guluf Dagaal oo aad u xoogan oo ka socada Gobolka Gedo

Reading Time: < 1 minute

Warar ka imaanaya Gobolka Gedo gaar haan Magaalada Beled Xawo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa uu ka socdo guluf Dagaal oo ay wadaan Dhinacyada isku haaya Gobolkaasi.

 

Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbland ayaa waxaa lagu soo waramayaa in haygan adag la geliyay waxaana halkaa laga cabsi qabaa in uu ka dhaco Dagaal uu dhiig badan ku daao.

 

Geesta kalle Cidamada ay Dowladu gaysay gedo ayaa iyana waxa ay wadaan diyaar garoow ku aadan iska caabinta Weerar kaga yimaada Daraawiishta Maamulka Jubaland waxaana Deegaanada Gobolka Gedo ka bilaawday barac xoogan si uusan saameyn dadka ugu yeelan Dagaal laga yaabo in uu dhoco.