Gudoomiyihii Waxbarashadda Gobolka Sool ee Somaliland Daahir Maxamed Axmed & Gaadiid uu watey ayaa ka goostay Somaliland una baxsaday Dhanka Maleeshiyaadka SSC-Khaatumo.
Gudoomiyaha ayaa saakay lagu soo dhaweeyay duleedka & gudaha magaaladda Laasacanood oo ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadka beesha Dhulbahante















