Gudoomiyeyayaal cusub oo loo magacaabay Degmooyinka gobolka Banaadir!!

War Goordhow naga soo gaaray ayaa waxaa u sheegayaa in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu isbedel cusub ku sameeyay qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Wareegtao kasoo baxsaday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa waxaa isbedel loogu sameeyay Gudoomiyeyaasha degmooyinka kala ah.

Kaaraan,Wadajir,Dharkeenley,Howlwadag,Cabdicasiis iyo Shibis

Advertisements