Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka gubadleey ee dulleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka yihiin Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow kaasi oo ay sheegeen in uu si bareer ah u dhacay dhul ay lahaayeen.
Madaxda ugu sareeysa Dowlada ayaa waxaa ay ka dalbadeen in ay si deg deg ah arintaan uga hadlaan islamarkaana aysan eegan dhibta loo geeysanaayo,iydaoo loo isticmaalay awood ciidan.
Dhulkaan ayaa waxaa uu ku yaala gooba aan sidaas uga fogeeyn dhul dadkaasi xoog looga qaaday islamarkaana laga dhisay xarumo maamul hase’yeeshee hada qeeybtii kale ee loo raabay ayaa lagasii qaadanayaan sida ay sheegeen.
Boobka iyo dhaca tooska ah ee lagula kacaayo bulshada ku nool gobolka Banaadir ayaa waxaa uu 2-sano ee lasoo dhaafay noqday .