Gudoomiye Yariisoow oo Niiko iyo Baashaal ku mashquulsan iyo Muqdisho oo Dilal ka socdaan

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan cumar Cusmaan (Yariisoow) oo inta lagu yaqaan Niikiska iyo Tumashada ayaa waxaa lagasoo duubay muuqaal asigoo la niikinaayo fanaanada Farxiya kabayare.

dad badan ayaa isweeydiinaya maxeey tahay sababta Gudoomiye yariisoow baashaal u aadaayo iyadoo magaalada Muqdisho gees waliba ay ka dhacayaan weeraro joogto ah iyo dilal qorsheeysan.

Sidoo kale Bulshada oo aragtiyo kala duwan bixineeysa ayaa leh Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan cumar Cusmaan (Yariisoow) xilka waa lagula qaldamay ee waxuu ku wanaagsanaa CIYAAL BEACH

https://youtu.be/a00BvyQDGJs

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!