Gudoomiye Yariisoow oo lagu amray in uu Bixiyo Lacagaha la Siin jiray Kooxaha Qaaqlayaasha Iyo Igu Shubo!!

Reading Time: < 1 minute

Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya waxaa ay furtay wado cusub oo kor u qaaday Beenta iyo indha cadeeysay iyadoo shaqooyin ugu dhegtay shaqsiyaad ku bariis raadsada afkooda islamarkaana aan dan iyo heelo ka laheeyn hormar iyo dib u dhac dal balse kaliya eeganaya sanuuda yar ee kolkaasi la siiyo

Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo la rumeeysan yahay in uu  lunsaday malaayiin doolar ayaa kaabe ka ahaa kooxahaan oo lagu kala magacaabo”QAAQLAYAASHA,IGGU SHUBO,QIYAANO QARAN” waxuuna kafaala qaadi jiray Qarashaadka ku baxa,hase’yeeshee waxaa iminka Howshaasi loo xil saaray oo la wareegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Yariisoow)

Waxaa lagu Amray Gudoomiye Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Yariisoow) in uu bil walbo bixiyo Lacagaha la siiyo kooxahaan si ay usii qeeyliyaan islamarkaana ay shacabka Been nool nool indha ka galiyaan

Kooxahaan Qaaqlayaasha iyo Iggu Shubo waxaa loo baahdaa islamarkaana ay ku baxsataa Dowladda Madaxweyne Farmaajo kolka xasarad Siyaasadeed oo dhankooda ka weecsan ay jirto waxeeyna markaasi baahiyaan Aragtida R/wasaare Kheeyre iyo kooxda halka farmaajo uu calan wade uu ka noqdo

Hadii Mar Dhaqaallahii Gobolka Lagu bixinaayo Been sheegid iyo abaabul aan jirin waxaa ay la micno tahay in sheekooyinka shacabka loo sheego ee waxqabadka ah ay yihiin wax aan jirin