Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar cismaan yariisow oo mar uu wareysii siinayey mid kamid ah Talafishinada Somalia ayaa la weydiiyey su’aal ay shacabka iyo siayasiyiinta is weydiiyaan oo aheyd dadka dowlada facebook ku taagera ee hotelada muqdisho la dejiyo.
Yariisow oo u muuqday in aad uga argagax sanaa su’aasha ayaa shegay in arinatasi ay tahay mid waxba kama jiraan ah marka loo eego maamulkiisa balse ay jirtay waqtigii uu gudoomiyaha gobalka Banadair uu ahaan Thaabit Cabdi Maxamed gudoomiyihi hore ee Gobalka isla markaana uu mamaulkisu taagero dadka u shaqeya qaranka iyo dalka waa sida uu hadalka u dhigaye.
Waxaa la xaqiiqsan yahay in dowlada dhexe ay bixiso lacago aad u farabadan kuwaasi oo lasiiyo dad facebook-ga ku amaana Dowlada uu hogaamiye Madaxweyne Farmaajo