Gudoomiye Yariisoow oo Habeen walbo Ku Takri Fala Dhaqaallaha Gobolka Banaadir+Tumasho aan Dhamaad laheeyn!!!

Reading Time: < 1 minute

Duqa Muqdisho Cabdi Raxmaan Cumar Yariisow aya sameeya wax yaabo ay tahay in qofka masuulka ahi uu ka xishoodo isago u caweeys tago habeenkii goobaha lagu caweeyo ee Muqdisho.

Gudoomiye Yariisow aya si an ganbasho laheyn u isticmaala Hantida Gobolka Banaadir isago habeenkii ku dhafra Xeebta weyn ee Liido oo goobo dhalin yartu ku caweyso ku yaalan.

Waxa Tamash-leentiisa ku wehlinaya oo habeenkii Xiliga danbe liido isku raacan dhaman dhalinyarada ku heybta ah ee uu shaqaaleysiyay.

Duqa Muqdisho Eng Yariisow aya caweeys iyo waqti la qaata habeen walba Hablo,waxa uuna gabay howlihi hor yiilay maadama uu malinkii jiifo habeenkina liido u damaashaad tago.

Waa wax ayan daro in Maamulkii dhamaa ee an ka sugeenay samata bixinta Caasimada dalka oo meelo badan ka liidato in dhaqankiisa uu Damaashaad ku soo koobmo.