Gudoomiye Omar Filish oo Shaqo Joojin ku sameeyay G/kuxigeenka Maamulka & Maaliyada

Reading Time: < 1 minute

Xogo ay si hoose u heshay Muqdisho Online ayaa muujineyso in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Omar Filish uu waraaq ukala diray Safiirada Turkey, Bankiyada gaarka loo leeyahay & Bankiga Dhexe taaso uu ku ogeysiinayo in warqad kasto kasoo baxday Gudoomiye Kuxigeenka Maamulka & Maaliyada ee Gobolka Banaadir Mudane ibraahim dheere aytahay mid aan katurjumeeynin Gobolka Banaadir .

Khilaafka labada masuul wuxuu salka ku hayaa Gudoomiye Ibraahin Dheere ayaa lunsaday lacago ay hishiis ku ahaayeen ineey qeybsadaan asaga iyo Gudoomiye Omar Filish,

Arrintaas waa ay u cuntami waysay Gudoomiye Omar Filish wuxuuna so saaray Digreeto uu ku hakinaayo howl maalmeedka Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyada ee gobolka Banaadir.

Waxaan dhawaan idinla wadaagi doona documents uu qoray Gudoomiye Omar Filish.

Muqdisho Online waa indhaha Bulshada.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!