Gudoomiye Maxamed Mursal oo ka guuray Villa Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Baaralamaanka ayaa maanta ka guuray hoygii uu ka daganaa xarunta Villa Soomaaliya isaga oo u guuray Hotel Shabeelle oo ku yaalo xaruntii hore ee hay’adda UNPD ka deganaan jirtay magaalada Muqadishu. Guuritaanka gudoomiyaha ayaa waxaa maanta galbiyay ciidan ku hubaysan in ka badan 20 gawaari kuwaas oo doonayay in ay xaqiijiyaan amaankiisa.

Xildhibanadda Baarlamaanka ayaa loo diiday in ay si xur  ah ula kulmaan  Gudoomiye Mursal. Hoyga cusub oo uu gudoomiyaha dagay ayaa u suuragalinaysa  xildhibaanada in ay kulamo joogta ah ay la yeeshaan Gudoomiye Mursal.