Gudoomiye Jawaari oo Mooshin Falcelin Deg Deg Ah Ka Diyaarinaya Raisul Wasaare Kheyre + Xildhibanadi Taageray oo La Shiraya Hada

Reading Time: < 1 minute

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Falcelin degdeg ah oo uu Mooshin uga diyaarinayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Muqdisho.online u shegaya in guddoomiye Jawaari kulamo gaar gaar ah uu hada la qaadanayo Xildhibaano ka tirsan BFS, si uu ugu qanciyo Mooshinkaasi oo uu donayo in ;la dardar galiyo.

Waxaana arrimahan ay ku soo aadayaan, xilli saakay in ka badan 100 Xildhibaan ay Mooshin ka gudbiyeen Gudomiye Jawaari.

Mooshinka manta halista wayn galiyay Gudomiye Jawaari aya waxa waday Raiisul Wasaare Kheyre iyo goor dhaweyd uu so idladay tirinta xildhibanada moshinka gudbiyay kuwasi oo gari wayay tiradi laga rabay sida uu shaaciyay Xildhibaan Mahad Salad.

Falcelinta degdeg ah ee Jawaari aya la tilmamaya in xildhibanadi diiday moshinka laga kenay jawari in hadi uu ku qanciyo falcelintasi in xaalka Madaxtoyada iyo Kheyre daaqada ka baxan iyado fashil hada ay ku sugan tahay Villa Soomaaliya.