Gudoomiye Jawaari oo Magacaabay Gudiga Xildhibanada Ah ee Ku Matalaya Wadahadalada Kooxda Qas Wadayasha ah ee Golaha Shacabka

Reading Time: < 1 minute

Iyado maanta ay so shaac baxeyn wararka shegaya in ay wadahadalo uu dhex mari doono Gudomiye Jawaari iyo Xildhibaanada uu horkacaayo Cabdi wali Mudeey Gudomiye Ku xigenka Kowaad oo Xukuumada ugu olaleynaya in Gudomiye Jawaari ay meesha ka saaraan.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay guddi u matalaya wadahadalo la filayo in uu dhexmaro guddi kale oo ka socda Xildhibaanadii mooshinka ka keenay Gudomiye Jawari.

Guddiga uu soo magacaabay Gudoomiye Jawaare waxaa ka mida:

1. Xildhibaan Abdulkadir Osoble

2,Xildhiban Beene Beene

3 Xildhibaan Sacdiyo

4,Xildhibaan Fowsiya Shiekh

5,Xildhibaan Xassan Yare

6,Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

Wadahadalada Golaha Shacabka aya imaanaya ka dib marki Gudoomiyaha Golaha Shacabka Pro Jawaari uu diiday in uu is casilo ka dib dalab kaga yimid Madaxweyne Farmaajo iyado gudomiyaha uu tira dhowr jeer ah uu soo bandhigay Siyaasad dhabar jab ku noqotay Kooxda Qiyaano Qaran.