Gudoomiye Cumar Finish oo u goodiyay shirkad dhistay Wadooyinka Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo ay Biya Dhigeen roobkii da’ay.

Sidoo kale Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lala xisaabtami doono Shirkadahii dhisay Wadooyinka ay Daadadka Roobka bur buriyeen.

Qaar kamid ah wadooyinka waaweyn ee muhiimsan Magaalada Muqdisho ayaa u xirmay roobkii ka da’ay Magaalada muqdisho,isla markaana dhibaatooyin kala duwan ay ku qabaan dadka Shacabka ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!