Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Banaadir oo sheegay in Amniga Caasimada uu faraha ka baxay!!

Gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka waramaya  xaalada amni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in aysan jirin amni lagu haleeyn karo Caasimada.

Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale waxaa uu carabka ku dhuftay in aysan dowladu tabar u heeynin xaqiijinta amniga caasimada islamarkaana ay ka been-sheegtay.

Asigoo la hadlay mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay bateen dilalka iyo qaraxyada ka dhacaya Caasimada.

 

https://youtu.be/YFfZ6PtEkzA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here