Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa la kulmey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa safar aan horay loo sii shaacin ku jooga dalka Jabuuti,waxaana uu kulamo la qaadanayaa madaxda dalkaas.