Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Qasnada Gobolka Bilaabay In uu Kala Baxo Malaayin Doolar!!

Reading Time: < 1 minute

Iyado ay socdaan Mooshin laga keenay Gudoomiye Jawaari mooshinkasi oo ay Xukumada ay wado aya waxa si xooli ah lo isticmaalaya lacagta Dowlada Hoose ee Xamar.

Duqa Muqdisho ENG Yariisow aya wado dadaalo uu ku taagerayo Xukuumada oo weli qeyb uu ka yahay iyado lacagihi Gobolka lo isticmaalayo mooshino iyo qabashada xaflado.

Mudisho.online aya heshey in Eng Yariisow aya lacag gaareysa 1.5 Milyan oo dolar kala baxay akonka Dowlada hoose ee Xamar iyado amarka lagula baxayo lacagtasina uu soo amray Raiisul Wasaare Kheyre.

Raiisul Wasaare Kheyre aya lacagtasi doanaya in uu ku si dagaal galo madama uu Mooshinka jawaari uu weli tagan yahay xiisada meel dhexe ay mareyso waxana lacagtaasi lo qeybiyay Xildhibanada Mooshinka wada iyo kuwa kale oo hada la iibsanayo.

Lacagtan oo cadadeyo yahay 1.5 milyan oo dolar aya waxa so qaday Xogyaha Gobolka Banaadir iyado qeybinta Xildhibanada lagu guda jiro.

Raiisul Wasaare Kheyre iyo Eng yariisow aya saxibo dhaw ah iyado xilka Gobolka lo kensaday in laga fushado wax waliba oo la donayo.