Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo lagu Tilmaamay ruuxa ugu go’aanka xun dowlada Farmaajo

Reading Time: < 1 minute

Dowlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa waxaa ay sameeysay dhaqanno lala yaabay kuwaasi oo ay ku kacayaan shaqsiyaad xilal kala duwan ka haaya,kuwaasi oo uu ka mid yahay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.

Khaalid cabdi ibraahim oo ka mid dad kasoo jeedo gobolka banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in gudoomiye yariisoow uu yahay shaqsi aan go’aan nagi ah laheeyn islamarkaana aan qaada karin go’aan kaligiis ah.

Tusaalooyin badan ayuu soo qaatay waxuuna sheegay in hada la qorsheeynaayo sidii xilka looga qaadi lahaa sidaas oo ay tahayna uu ku dhacaayo go’aano aan laga fiirsan.

Cabdiraxmaan cumar cismaan yariisoow ayaa waxaa lagu tilmaamaa shaqsi ah”YES MAN” oo aan diidin warka kheeyre iyo farmaajo islamarkaana gobolka aan u heeynin wax dan ah

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!