Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo lagu tilmaamay mid fashil-may!!

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mid ah bulshadda kunool Caasimadda ayaa ku dhaliilay maamulka gobolka Banaadir Waxqabad xumo, islamarkaana Sanad ka dib Mas’uuliyiin loo soo Magacaabay gobolka aysan waxba u qaban.

Shacabka waxa ay sheegeen in loo baahan yahay Isbedel, Maadaama maamulka gobolka Banaadir uusan wali waxba kusoo kordhin gobolka Sidda Ammaanka , bilicda iyo Dhismaha Wadooyinka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!