Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo lagu Eedeeyay in uu lunsaday Malaayiin Doolar

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cusmaan Yariisoow ayaa Maamulka uu horkacayo waxaa ka dhamaan la masuq maasuqa baahsan oo ay ku hayaan Shacabka Kunool Caasimada Duqa Muqdisho ayaa dhowr mar lagu soo eedeeyay in uu lunsaday lacagaha Canshuur ee ay bixiyaan Dadka reer Muqdisho

Wadooyinka Gobolka Banaadir ilaa haatan wax dhisma ah laguma sameeyn iyadoo shacabku ay bixinayaan canshuuro Eng Yariisoow tan iyo markii loo magacaabay Gobolka Banaadir waxaa hoos u dhac ku yimid mashaariicda horumarada dhisida xarumaha gobolka iyo tan degmooyinka sidoo kale waxaa niyad jab weeyn haatan uu kamuuqdaa shacabka soomaaliyeed oo hantida sida baada ah looga qaato iyadoo baadaasii magac looga dhigaayo canshuurta dowladda

Eng Yariisow waxa uu sibareer ah ugu tuntaa hantida shacabka soomaaliyeed ee loogu talagalay in wax looga qabto duruufaha adage e kajira Goblka Banaadir isagoo ku mashquulsan iibsashada guryo xaaraan ah

Ugudanbeeyntii shacabka soomaaliyeed ayaa quus ka taagan maamulka Goblka banaadir ee uu horkaco Eng Yariisoow oo ay ku tuhunsanyihiin iney lunsadeen Canshuurihii laga aruuriyay iyaga