Gudoomiyaha Magaalada baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagusoo waramayaa in xilkii laga qaaday
Aadan axmed xeeyfoow Ayeey wararku sheegayaan in Sababta xilka Looga qaaday ay tahay khilaaf soo kala dhexgalay asigga iyo Gudoomiyaha Gobolka hiiraan
Xil Ka Qaadistaan aya imaaneysa iyado xaalada nololeed ee magaalada baladweyne laga deyrinayo.
Hoos Ka aqriso waregtadan oo qeyb kamid ah naso gaartay