C/qaadir Shariif Sheekunaa, Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka kooban 27 xubnood.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Guddiggaan ka kooban 27 Xubnood,loogu tala galay qabashadda Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Bisha soo socota 17-keeda lagu wado inay dhacdo.
Gudigan oo Xildhibaanada la horgeeyay, ayaa Xildhibaanada waxa ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh, waxaana ogolaatay 93 xildhibaan , halka 13 Xildhibaan ay diideen.