Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Madaxda Dowlada uga digay in ay Abaabulaan Qorshe lagusii Burburinaayo .

Reading Time: < 1 minute

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa uga digay Madaxda ugu sareysa Dowlada Fedaraala ee Soomaaliya inay abaabulaan mooshino ka dhan ah Madaxda dowlada goboleedyada ka jira dalka.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in loo baaanyahay in laga wada shaqeeyo xal uhelida khilaafadka ka dhex jira dowlada dhaxe iyo dowlada goboleeyada ,

Halkaan Ka Aqriso Wasaxaafadeedka ka soo baxay Aqalka Sare.

20181003 20181003