Gudomiye Jawaari oo Shegay In Aysan u Dul Qadan Karin In Dalka Ay Kuso Duulaan Shirkad Gaar Lo Leyahay(video)

Reading Time: < 1 minute

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Golaha shacabka uu ka tarjumayo rabitaanka Shacabka,islamarkaana uu raali ka yahay iney baraare iyo Horumar gaaraan Shacabka Gobolada dalka.

Maxamed Sheikh Osmaan Jawaar,Afhayeenka Golaha shacabka,ayaa sheegay in nidaamka Heshiiska u gashay shirkadda Dp World uu baalmarsan yahay sharciga dalka,wuxuu taabanaya badqabka dhulka Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA